Warbixin: Sooyaalka Ganacsiga Soomaaliya

Muqdisha 13-06-2023: Madasha Magan ayaa qabatay kulan loogu magacdaray MaganTalk oo looga hadlay dhacdooyinka taariikhda iyo mustaqbalka suuqa ganacsiga, dhaqaalaha dalka iyo maalgashida Soomaalida, kaas oo ciwaankiisu ahaa “Sooyaalka Ganacsiga Soomaalida”, waxaana marti ku ahaa Guddoomiyaha Shirkadda Isgaarsiinta ee Hormuud Mudane Axmed Maxamuud Yuusuf (Axamed Sacuudi), oo ah khabiir mudo dheer kusoo jiray dhinacyada iyo

Warbixin: Sooyaalka Ganacsiga Soomaaliya Read More »